Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa labaduba ku maqan safaro dalka dibadiisa, waxa ayna taasi keentay muran la xariira cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha marka ay dalka kamaqan yihiin Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Puntland oo saakay shir ku yeeshay Garawe ayaa go’aan cad kasoo saaray cida noqoneysa kusimaha Madaxweynaha Puntland marka ay … Continue reading Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha (Akhriso)